Ururadda

Jaaliyadaha Söderhamn waxay kaalin weyn ka geystaan isdhexgalka iyo ka qayb qaadashada dhaqanka iyo nolol-maalmeedka.

Ka raadi diiwaanka jaaliyadaha.external link, opens in new window
Qariidadda: Hoolka isboortiga

Sportoteket

Sportoteket

Hadii aadan haysan qalabka cayaaraha waxaad ka amaahan kartaa naadiga isboortiga (Sportotek) waxay leedahay waqti cayiman. Waxay lamid tahay sida buugaagta looga amaahdo maktabadda. Naadiga isboortigu (Sportotek) wuxuu ku yaalaa Rektorsgatan 2, Söderhamn (Redo).external link, opens in new window

Haddii aad qabtid wax su'aalo ah, fadlan nagala soo xiriir e-mailka.

Haddii aad qabtid su'aalo ku saabsan sida loo bilaabi lahaa ururadaada la xiriir adeegga macaamiisha ama mid ka mid ah ururada kala duwan: ABFexternal link, opens in new window, Bildaexternal link, opens in new window, SISUexternal link, opens in new window, Studiefrämjandetexternal link, opens in new window, Studieförbundet Vuxenskolanexternal link, opens in new window, Nykterhetsrörelsens bildningsverksamhetexternal link, opens in new window.