Dabaasha

Degmada Söderhamn waxaa ku yaal barkado balaaran oo dabaal ah iyo goob balaaran oo dabiici ah iyo sidoo kale meelo badan oo lagu qubeysto sida badda ama webi, balli weyn

Qariidadda: Dabaasha ee Söderhamn

Barkada qoyska ee Söderhamn - Aquarena - waxaa ku jira barkado dabbaal oo dhowr ah, goobo lagu nasto leh iyo goob dabaysha.

Ka daawo filinka ku saabsan xeerarka ku yaala Aquarena:

Waaka mamnuuc isticmaalka telfonka gacanta dhamaan Aquarena iyo qolka dhar bedelka. Weydii shaqaalaha hadii aad qabto wax su'aal ah.