Xarunta daryeelka dhalinyarada

Xarunta dhalinyarada waxey u furuntahay dhilinyarada da'doodu u dhaxayso 13-23 sano.

Xarunta dhalinyarada waxey u furuntahay dhilinyarada da'doodu u dhaxayso 13-23 sano.

Dhammaan shaqaalaha waxaa saaran waajib ah in ey qariyaan sirta iyo booqashadana waa lacag la'aan.

Rugta dhalinyarada, waxaad kale oo ka heli kartaa caawimo ku saabs dhibaatooyinka galmada, caafimaadka iyo xiriirka.

Xarunta dhalin yarada waxaa ka shaqeeya umulisada, kalkaaliyayaal, dhakhtar iyo lataliyayaal.

Waxaad la xariiri kartaa xarunta dhalin yarada adigoo wacaayaama booqanaya xarunta dhalin yarada 1177.

Xataa waxaad kaloo booqan kartaa bogga internetka qaabilaada dhilinyarada ee bixiya jawaabaha su'aalo badan oo dhowr luqadood ah UMO: SE External link, opens in new window..