Sidee baad ku heli kartaa booska skoolka caruurta

Degmada ayaa mas'uul ka ah in ay hubiso ilmahaaga meeshii ku haboon ee xanaanada caruurta.

Waan in aad u soo sheegto dowlada hoosein aad leedahay caruur oo aad u rabto meel lagu xanaaneeyo ilmahaagu.

Deg mada waxaa waajib ku ahin ay siyaan afar bilood gudahooda meel ilamahaaga u dhow guriga uguna macquulsan.

Meesha barbaarinta waxey sameeysaa saf oo ku saleeysan taariikhda aad u soo codsatay ilamaha.

Hadii masuulka ilmaha loo soo diro boos aad ku qancin oo aad diido waxaa waajib kuugu ah in aad mar labaad aad codsi cusub la sameystaa.

Hadii aada hesho boos aadan rabin waxaad xaq u leedahay in aad dhahdo waan aqbalay lakiin hadii la helo booskii aan rabay aniga ayaa kow ka ah waa lagaa ogolaanayaa.

Fadlan foomka ka codso halkan. Pdf, 2.4 MB, opens in new window.