Shaqada & Waxbarashada

Halkan waxaa ka heli kartaa macluumaad ku saabsan daryeelka ilmaha, dugsiyada, waxbarashada dadka waaweyn ee iswiidhishka iyo dadka ajaanibta ah (SFI) ee Söderhamn.

Halkan waxaad kale oo ka heli kartaa aqoon ku saabsan suuqa shaqada ee Söderhamn.

Bilow in aad aragto filim ku saabsan dugsiga Swedishka. External link, opens in new window.