Gaadiidka dugsiga

Dhamaan dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 7 ilaa 19 sano ee ka diiwaangashan Söderhamn waxay helayaan tikidh safar ah oo ay ku safri karaan gaadiidka dadweynaha ee degmada.

Kaadhku wuxuu ku habboon yahay safarka u socdo ama ka soo socdo dugsiga sidoo kale habeenkii iyo maalmaha fasaxa ah iyo dhamaan ciidaha.

Haddii uu kaa jabo ama kaa lumo kaarkaaga baska, waa inaad la xiriirtaa xafiiska dugsiga si aad ugadato kaar cusub.

Ardayda aan isticmaali karin gaadiidka dadwaynaha, gaadiidka dugsiga waxaa lagu hubiyaa tagaasida ama baska gaarka loo leeyahay ka dib marka la hubiyo dhererka wadada iyo gaadiidka ama haddii ardaygu qabo naafonimo.

Habka xisaabinta masaafadaada ee Soderhamn:

2 km ilaa da'da 1-3

3 km ee fasallada 4-6

4 km ee fasalada 7-9

Ka akhriso waxii dheeraad ah oo ku saabsan gaadiidka iskuulka (Iswiden) External link, opens in new window.