Kharashka dugsiga xanaanada

Qiimaha xanaanada caruurta waa uu kala duwanyahay waxey ku xiran tahay hadba daqliga soo galo qoyska. Sidaa dardeet waa in mid ka mid ah ay soo gudbiyaan macluumaadka daqliga caruurkasto, ka dib uu bilaabayaa xanaanada caruurta ama marka ay firaaqada yihiin.
Haddii ay noqoto in aad bedesho dakhliga sidoo kale waxaad beddeli doonaa macluumaadka dakhliga si ay u ogaato degmada.

Fadlan foomka ka codso halkan. Pdf, 105.7 kB, opens in new window.