Maktabadda magaalada

Dhaamaan waa lagu soo dhaweynayaa maktabadda. Hadaad imaatid maktabadda waad ku aqrisan kartaa ama waxaad ka amaahan kartaa buugaag, iyo wargeysyo ku qoran luqado badan.

Xitaa waxaad kale oo ka amaahan kartaa film, musik,computer.

Waxaa kale oo ka amaahan kartaa buugaag aad ku baratit luqada iswidishka iyo sheekooyinka, liisanka iyo buugaag sheekooyin Iswidish sahlan ah.

Waxaad balansan kartaa qolka waxbarasho maktabadda. Waxaa kaa caawinaayo shaqaalaha jooga fadhiga macluumaadka. Waana lacag la'aan.

Matabadda waxaa suran tabeelo ogeysiis ah kaas oo ka aqrisan kartaan mowduuc ku saabsan waxa ka dhicidoona Söderhamn sida tiyaatarka , iyo muusikada.

Waxaa imaada maktabadda dad badan maalin kasta. Dadka badan kooda waxey u baahan yahiin caawimaad in ay ka helaan maktabadda. Maktabadda kaama- caawin karaan buuxinta foomamka waaxda socdaalka (Migrationsverket) CSN iwm. Shaqaalaha ma kuu caawini karaan sida maclinka oo kale.