Xannaanada furan

Waaladiinta aan caruutooda heysanin dugsi xanaanad waxey aadi karaan dusiga kale oo xaanada caruurta oo furan.

Barbaarinta caruurta furan waa goob kulan oo loogu tala galay waaladiinta iyo caruurta. Waxaa jiro howlo wax barasho oo diirada lagu saarayo hormarinta luqudda iyo is dhex galka bushada.

Dugsiga xanaanada caruurta waa qeyb ka mid ah xarunta qoyska waxuu ku yaalaa isbitaalka qebta laga galo 19 naad.

Dhammaan caruurta degmada 0-5jir waxaa lagu soo dhaweynayaa xanaanada caruurta si wada jir ah waaladiinta iyo caruurta.

Ka akhriso wax badan oo ku saabsan saacadaha furitaanka halkan! External link, opens in new window.