Caafimaadka Iskuulka

Ardada dhigata dusiga daryeelkooda caafimaad waa acag la'aan. Waxaa jira maclinka dugsiga iyo dhaqtarka dusiga dhamaatoodana waxey xafidaan sirta.

Adeegyada caafimaadka ee dugsiga waa ka hortag baaritaan iyo daryeel caafimaad oo aasaasi ah. Dhammaan ardayda waxaa la siiyaa ugu yaraan saddex baaritaan dugsiyada hoose.

Kalkaaliyaha caafimaadka ee dugsiga waa joogaa dhawr maalmood toddobaadkii.

Haddii ay timaado jirro waa inaad la xiriirtaa rugta caafimaadka.

Hawlaha la qorsheeyay

Dugsiga asaasiga: Foomka waxaa guriga u soo diraayo. Xarunta Caafimaadka si ay u soo booqdaan ardeyga iyo qofka ka masuulka ka ah si loo koontaroolo aragooda,maqalkooda, iyo miisaankooda.

Fasalka 2: Baaritaanka dhererka iyo culayska.

Talaalka jadeecada, cudurada faafa iyo cudur finan yar yar ah.

Fasalka 4: La kulanka dhaqtarka waxaa yeelaneysiin arin ku saabsan cuntada, jimicsiga, hurdada, farxada, dhererka, miisaanka, iyo dhabarka

Fasalka 5: Gabdhaha waxaa la siiyaa tallaalka HPV (fayraska papilloma)

Fasalka 6: Waxaad booqaneysaa xarunta caafimaadka si loo ga baaro dhererka,miisaanka iyo dhabarka.

Fasalka 8: La kulanka dhaqtarka waxaa yeelaneysiin arin ku saabsan cuntada, jimicsiga, hurdada, farxada, dhererka, miisaanka, iyo dhabarka. Talaalka ka hortaga teetanada, gawracatada iyo xiiqdheerta.

Ardeyda dhawaan timid waxaa la siiyaa baaritaa caafimaad iyo talaalkasta.

Xarunta baarista caafimaadka: Dhererka, miisaanka, aragga, maqalka, kabilabato fasalka 4aad iyo waxii ka koreeyo

Talaalada: caafimaadka dugsiga waxey buug kuqori doonaa caafimaadka dadka magangalya doonka iyo muhaajiriinta. Dhakhtarku wuxuu fiiriyaa talaalada dugsiga iyo waxuu samayaa barnaamij ka mid ah tallaalka. Markaas ayuu masuulka ansixiyaa.

Macluumaadka ku saabsan daryeelka Caafimaadka Carruurta.