Guurka

Qof kasta oo raba inuu guursado waxaa lagu soo dhaweynayaa Rådhuska . Waxaad u baahan tahay inaad soo dalbato ugu yaraan laba toddobaad kahor si aan ugu diyaar garoowno arooska.

Inta badan aroosyada waxaa lagu sameeyaa qol gaar ah oo ku yaala Rådhuska. Waxa kale oo aad dooran kartaa in aad arooska ku dhigato meel kale hadii aad ku heshisiin qaaliga.

Tani waxaa loo baahan yahay:
Waxii caqabado ah waxaad iskaada u wadiin kartaa Skatteverket.

Waxaad u baahan tahay laba warqadood oo cadeyn ah mid waa hadeyna jirin caqabdo ka hor imaanaayo guurkiina, iyo oglaanshaha guurka labadaasi warqadood waxaad waqti fiican geeyneysaa Rådhuska inta uu uusan guurka dhicin.

Laba markhaati oo gaar ah Haddii lammaanuhu haysan, waxaa jira markhaatiyaal ka jira Rådhuska (maalmaha shaqada saacadaha u dhexeeya 07:30 iyo 16:30)

Magacyada iyo meelaha ay degan yihiin markhaatiyadu waxay u baahan yihiin in loo diro Rådhuska.

Laamanaha u beddel guur:

Sida sharciga qabo, laba qof oo aan loo eegin jinsiga ayaa xaq u leh inay guursadaan.

Adinka oo iska diiwaan geliyay dalka Iswiidan waxay isu beddeli kartaa laba nooc oo loo maro guurka Iswidhen.

Si aad ugu bedesho xariirka saaxibtinimo mid guur ah waxaa si fudud warqad diiwaan gelinta guurka uga codsan kartaa skattekontor ee Söderhamn.

Munaasabada guurka iyada oo aan loo marin tijaabooyin caqabado, ayaa ku filan diiwaan gelinta arooska si uu u helo shahaadadii hore ee diiwaangelinta guurka ee Söderhamn.

Wakiilka arrimaha bulshada ayaa wargelinaya Skatteverket ee xafladda arooska. Waxaad guursaneysaa maalinta arooska.

 

Codsiga dalbashada: Margareta Högberg, Sven-Erik Lindestam, Isabel Hilden, Eva Lindberg