Dugsiga sare

Söderhamn waxey leedahay hal dugsi sare, dugsiga sare Staffangymnasiet waa qeyb ka mid ah ururka wax barashada ee Hälsinglands utbildningsförbund.

Isku xidhka Staffangymnasiet. External link, opens in new window.

Waxbarashada dugsiga sare waxaa loogu tala galay dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 16 ilaa 20 jir.

Wax barashada dugsiga sare waa lacag la'aan waxa aad xor u tahay inaad doorato marka aad soo dhameyso dusiga hoose.

Barnaamijyada sare oo kala duwan waxay noqon kartaa mid barnaamijyo xirfadeed ama barnaamij udiyaarin kuliyadeed.

Waxa kale oo jira nidaamka hordhaca ah waa kuwa u dhaxeeya 16 iyo 20 sano jir ah oo u baahan si ay u kaabaan xirfadaha waxbarasho dheeraad oo heer sare ah.

Akhri wax dheeraad ah oo ku saabsan dugsiga sare ee luqadaada! Pdf, 493.8 kB, opens in new window.