Jaamacad iyo macadka kulliyadaha

Jaamacadda ama machad jaamacadeedka waxaadka baran kartaa barnaamijyo ama koorsooyin gaar ah dugsiga sare ka dib.

Si aad ugu qalanto koorso ama waxbarasho, shahaadada dugsiga sare waxaa laga rabaa inay ku siiso ogolaanshaha.

Ka akhriso wax dheeraad ah oo ku saabsan Jaamacad iyo macadka kulliyadaha luqaddaada halkan! External link, opens in new window.