Goobaha shirarka ee waayeelada

Degmada, oo ay weheliso NGO-yada, waxay qabanayaan qodobo kulamo loogu talagalay waayeelka degmada. Goobaha shirarka ee waayeelada ayaa laga helaa dhammaan degmo kasta.

Xarunta dhexe ee Solgläntan ee Söderhamn iyo Träffpunkten ee kuyaal Ljusne waxaa ka jira waxqabadyo kala duwan, tusaale ahaan heesaha, qoob ka ciyaarka, socodka iyo wax badan. Solgläntan waxay sidoo kale xarun u tahay qaraabada iyo sidoo kale xarun macluumaad ku saabsan daryeelka waayeelka iyo qoyska.

 

Barnaamij todobaadle ah oo lagu lagu dhigo goobagaha shirarka. External link, opens in new window.

Farmashiye

Dawada waxad ka iibsanaysaa farmasiga. Dawooyinka qaarkood waxa loo baahanyahay warqad dhakhtarkaagu soo qoray. Dadka ka shaqeeya farmasiga wax badan ayey ka yaqaaniin cudurada kala duwan iyo dawooyinka. Waxa ay ka jawaabi karaan qaar badan oo su´aalahaaga ka mid ah. Farmasiiga waxa sidoo kale ka jira warbixin iyo qoraallo ku saabsan cudurada kala duwan.